Sheeko
Japanese attitude towards work:
If someone can do it, I can do it !
If no one can do it, I MUST do it !
*********
Arab attitude towards work:
Wallahi, if someone can do it, let him do it !
If no one can do it, Ya-akhi, how can i do it !
*********
Somali attitude towards work:
Sxbow, if someone can do it, is good let him do it !
if no one can do it, walaalow, why should i do it !

Sheeko
Xaliimo: Hadii aan galo Isbitaal 1 Usbuuc,
imisa jeer ayaad isoo booqan lahayd?

Faarax: Hal mar.

Xaliimo: yaah?
Ma hal mar kaliya ! maxaa kawadaa neh… ?

Faarax: Maxaa yeelay
Maba kaa tagi lahayn… =) ♥♥♥♥♥♥

 

SHEEKO: Qofka maalin walba u shaqeeyo sida faras, usoo xariiftamo sida shinni, habeenkiina u daalo sida eey, waa inuu taqtarka xayawaanka tago oo uu is baaro – waxaa laga yaabaa, inuu yahay neef geel ah

SHEEKO: Faarax reer baadiye ah ayaa Qurbaha yimid. Habeen ayaa asagoo marqaansan uu gurigiisa xilli dambe yimid. Wuxuu damcay musqusha, Markaasu furay albaab, wuuna galay. Markuu albaabki xiray ayuu nalkii ka damey. Wuu Furay markale.

Asagoo Mucjisadan la yaaban ayuu soo baxay oo iska seexday. Subaxii Markuu waaga baryay ayuu xaaskiisii ku yiri: Gacaliso, waa maxay albaabka haleysan ee marka la xiro nalka damayo, marka la furana daarmayo?

Waxay tiri: War nacas yahoow ma adigaa waxa tallaajada ku kaadiyay? kkkk

 

SHEEKO: Maxaad ka taqaan taariikh nololeedkii CALI FALAAX

Sheeko Cunug Yar Aya Wuxu Arkay Hoyadiis Uur Leh Markasu Dhahay “Hooyo Caloolsha Maxa Kugu Jira” Markase Tiri “Hooyo Walalka Baan Sida” Markasu Yiri “Hooyo Ma Jeceshahay” Haa Bee Tiri Intu Qoslay Kulaha “Hooyo Hadaa Jeceshahay Maxa U Cuntay Noh” hahahahaha (Author khadar) loooool

SHEEKO: Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye ayaa la weydiiyey-> naftaada ka hadal: markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan, Shan Saladoodna wa Dukadaaa, waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano. Dhalashadeyda waa suudani laakin waxan heestaa Passport japan ah, waxan ku dhashay England gaar ahaan magalada New york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.^^ looooool

SHEEKO: Xariifko Cabtoy Ah Subax Kasto Marku Coffe Cabaayo Ishaa Xanuunto Maalinti Dambe Dhaqtar U Utagay Waxuu Dhahay Coffe Marka Cabaayo Isha I Xanuunto Waxaa La Dhahay Sxbow Marka Sokorta Ku Walaaqatid Qaadada Iska Bixi kkkkkkkkkkkkk  gix gix gix

 

SHEEKO: Nin reer –aa— ah ayaa gabar aad u jeclaay , waxna uma sheegto , wuxuu sidaa ku jiraba maalintii danbe ayay soo hor martay, markaasuu damcay in uu u il jebiyo, ka dib labadii indhood buu isku qabtay, gabadhii baa ku tiri maxaad isugu qabanaysaa 2 da indhood , markaasa kulahaa way iska kay raaceen nacalada oo adigaba waad fahmi kartaa ee ka waran ina Adeer kkkkkkkkkkkk

 

SHEEKO: Qaababka Surwaalka loo xiran jiray, iyo Qaabka loo xiran doono.

 

SHEEKO: Mid Ciyaal wiido ah ayaa la kulmay gabar eey isku xaafad yahiinoo uu mudo raadinaayey, gabdhii waxuu u sheegay in uu ka helo,  gabadhii ayaa ugu jawaatay in eey iyadaba dabeecadiisa eey ka hesho laakiin lugaha + gacmaha xiito-xiitadda ah iyo calooshiisa dheer eey ka helin oo eysan jid la mari karin waxeyna ka codsatay in uu GYM galo,,,,  Xariifkii waa xanaaqay noo.. “Gym markaan galaayo unuka dagaal maa u soconaa cayaalka xafadda lee iska nahay” kkkkkkkkk

SHEEKO:Nin ayaa naagtiisa ka dhoofay markaas ayuu u soo qoraa waraaq uu ku leeyahay waxaan kuu soo diray 100 dhunKasho (kiss / shumis) wax lacag ah uma soo diro maalintii danbe ayay waraaq u qortay waxay tiri kuwii korontada guriga ayaa Ii yimid oo Lacagta korontada raba lacagma haynin waxaan siiyay 20 kiss kii biyaha waxaan siiyay 20 kiss kii cowska jaraayay waxaan siiyay 20 kiss dukaankii biilka aan ka qaadanaynay waxaan siiyay 40 kiss marka sidaas ula soco kiss kii aad soo dirtay halkaas aan ku bixiyay Kkkkkkkk marka ragow dumarka hala biisho hadii kale …


Ila fiiri: Sawirkaan wiilasha soo jeedo, waa meeqa, hadaad tiraa waa sedax. Maraayada indhaha(OOKIYAALE) weyn soo qaado, ee isku day in aad markale si fiican u fiirisid, kkkkkk Hadeey jawaabtaadu wali tahay 3exdan aan wali jeedaa, orod oo dhaqtarka indhaha iska xaadari waa laguu yaabaaye kkkkkkkkkkkkkk

Adiguna ma heysaa sheekooyin ka qosliya dadka, fadlan meesha hooso noogu soo qor si aan anagana u galino.